Deni iyo Madaxa DP-WORLD oo daah-furay shaqada balaarinta dekeda Boosaaso (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay shaqada balaarinta iyo horumarinta lagu samaynaayo Dekedda magaalada Boosaaso. Dekedda ayaa la balaarin-doonaa 450m, iyadoo 150m ee ugu horeeyay hadda la billaabayo, waxaana sidoo kale qorshuhu yahay in hoos-u-qodka Badda la gaarsiiyo 11m. Waxaa intaa dheer u diyaarinta Dekadda Mid awood u … Continue reading Deni iyo Madaxa DP-WORLD oo daah-furay shaqada balaarinta dekeda Boosaaso (Sawirro)